xassan sheihk macaansaday xoolo aanu abihiis lahayn sidu u cideeyo aqonsiga somaliland !!!!!!!!! Waa sidaa mihiimadu dhexda hala xidho gacmaha is qabsado Allena hala talo saarto ❤❤❤❤❤❤guuul somaliland❤❤❤❤from saylac city
Xasan sheekh keligii taliye soomaali ma aha waa basaas lagu abuuray soomaaliya waalidkiis ay ka yimaadeen itobiya degay soomaaliya waa Oromo bsrtay afka soomaaliga ku guursaday soomaaliya xasan sheekh ka mid ah caruurtiisa lagu soo tababray itoobiya lasoo geliyay soomaaliya madaxdeeda dagaalkii sokooye xasan sheekh soomaali ma sha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Culusoow Soomaali wuu yahay laakiin Abgaal buu ka yahay! Xasan miyaadan arag in uu Carabtii xoolaha loo dhoofin jiray Dumar u dhoofiyey?! Adeerkii buu ahaa ninkii Fallarta naaska kaga dhuftay Xaawo Taako una dilay maxaad Gumeysta oga soo hor jeedaa! Adeerkii buu ahaa ninkii ku Shirbay xilligii aay Soomaalida Xornimo doonka ahayd! Ar ninkii rababa ha I rertee, aniga Rootiyaan rabaa! Wuxuu ka dhashay reerkii uu Talyaaniga dumarkooda ka dhalay 5tii kun ee Garacyada ahaa ee aay dowladii Kacaanka dalka ka talxiishay ee aay Talyaaniga u dirtay!!! Ku soo dhawow in aad barato dad Soomaaliya kula leh
Aabe horaan maxaad ku ogeed ayaan maqli jiray Hada xasan intu xilka dhameysanio haduu siijoogo wadanka wax kasoo hari majiro😂😂😂
Warbal qofkaan Daya....Imaaraat ayuu wax siinayaa....Turki ayuu siinayaa...Itoopiya ayuu isla wixii siinayaa....masar ayuu isla wixii siinayaa
Ninkaan ma qumanyahay muxuuse umadda Soomaaliya ka qarinaya
WAA WAASHAY
Waa shax dagan waaye codsiga mareykanka ayaa lacag ku siiyay waxaa la dhahay Nasoo codso anaga waan aqbalaynaa arinta sidaas waaye somali God wayn ayee ku dhacday
Xasan dhiiqo inuusanshaqo butlan ku lahayn WAA OGYAHAY MARAYKAN
XASAN DHIIQO WAA WAASHAY NIN SAASHAY DOORASHO MA QABANAA DALKA HALAGA QABTO MAJNUUNKA
Qof imaan laawey ah
Qof aan xishoonayn
Qof daalim ah
Qof dameer ah
Qof daba dhilif ah
Qof muwaadinimo inaba haleekaatee aan lahayn
Nin yohow waxba ma garanaysid
Xasan waxa laga sugaaba taramow gabar Baan kusiine itaa Geer waa ka sura gal marka laga qiyas qato waalida uu ku jiro wax qabtana malaha
Wllhi somaliya way baday bal daawada qofka u ah mweynaha .waxase layaabanay kuwa sheeganaya siyaasiyin ee dawanaya .
Wa arin fiican dawlada Qatar oo ah dawlad qani ah aya marykanka saldhig ugu weyn ku leh. Lacag ayay bixin carabtu waxba ma bixiso
Waa layabey
Siyasadan Walatay haku dagdagin wax iska qaado Ah majiran wllo waxa dontana haku hadlin ogada xasan shiq maskax kale ayu kuwata lkn cabadka joji iyo surad xumenta siyasada Maadxweynaha wadanka oo dhan ayu madaxweyne kayahay adigana waad ogtahay joji benta
Xasan munaafaq futadiisa afka u dhigo .
Adaa yaqaane.
Cancel
Xasan gurguurte talo mahayo siyaasad mahayo xoolo kaqaado ayuu isleeyahay
Waaxuh uuh saamenayah iisaqoh barbara mooyeh waaxkale mahimad, aah laahan baah laa waaregaysanaya iinay biixinayan barbara haadih America aaqonsato maarkah taas buuh buurinaya haalayabin iyo xaaqul qaalin
Warkii hore war so dhaaf wadankii halis ayuu maraya
Xasan.baahne.duufle.dameerkii.xamar.ee.buushiga.cunijiray.ayaadtahee.futadaada.bixi.oo.taraam.sii.hakuwasee.gabadhaadana.sii.taraaam.hawasee.😮🎉😂❤❤😮😮😅😅😊😊
Yeah xassan gurguurte ayaan arkay oo rabba inu iibiyo badda iyo dekedaha boosaaso iyo berbera
Kkkkkkkk xasan wuxu sameyo oo xun bensan mayo ninku wadanka marabo hormarkisa hadu muslin yahay gaal umasujudeen
xassan sheihk macaansaday xoolo aanu abihiis lahayn sidu u cideeyo aqonsiga somaliland !!!!!!!!! Waa sidaa mihiimadu dhexda hala xidho gacmaha is qabsado Allena hala talo saarto ❤❤❤❤❤❤guuul somaliland❤❤❤❤from saylac city
DAMEER AN SAARNAGAY DHUUSADEEDU WAX NAMA YEESHO KKKKK ANA KU SAARNAAN ILAA QIYAAMAHA URAYSOOY
Xasan sheekh keligii taliye soomaali ma aha waa basaas lagu abuuray soomaaliya waalidkiis ay ka yimaadeen itobiya degay soomaaliya waa Oromo bsrtay afka soomaaliga ku guursaday soomaaliya xasan sheekh ka mid ah caruurtiisa lagu soo tababray itoobiya lasoo geliyay soomaaliya madaxdeeda dagaalkii sokooye xasan sheekh soomaali ma sha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Culusoow Soomaali wuu yahay laakiin Abgaal buu ka yahay!
Xasan miyaadan arag in uu Carabtii xoolaha loo dhoofin jiray Dumar u dhoofiyey?!
Adeerkii buu ahaa ninkii Fallarta naaska kaga dhuftay Xaawo Taako una dilay maxaad Gumeysta oga soo hor jeedaa!
Adeerkii buu ahaa ninkii ku Shirbay xilligii aay Soomaalida Xornimo doonka ahayd!
Ar ninkii rababa ha I rertee, aniga Rootiyaan rabaa!
Wuxuu ka dhashay reerkii uu Talyaaniga dumarkooda ka dhalay 5tii kun ee Garacyada ahaa ee aay dowladii Kacaanka dalka ka talxiishay ee aay Talyaaniga u dirtay!!! Ku soo dhawow in aad barato dad Soomaaliya kula leh
Mafia. Waaye mooryaan maraykaka lacagtiisa rabaa
taas waxaa kaficneed inuu yirahdo taramoow gabadheydaan kusiistay
War ilahay ka baqa madaxwayne ha ku sheegina madax Wayne dalkisa dad kale kuma baryo Kaga darane waa lagu qoslay
Adaa u yaqqqn annagu tuug onan gumeed gaajo ku dhashaynkuna koray oon weligiis dhwrgeyn ayaan u naqaane adigu isaga qabuuraha qodanaya ilaahay ka baq ku dheh
Xasan sh waa mooryaan 😂😂
Masiibo xasan waa noole iska ciyey
Miyaad is dhaafinaysaa sheekadu waa somaliland wax yeele maaha xidhiidh gurguurte ma arkayo dhibaatada koonfur khaadatan gobolada uu dago waxaad moodaa rifrifka iyo siduu yahay qof waalan askartii somaliyeed wuu dhameeyey dagaal ayuu galiyey miyuu is arkaa waxaa u muuqda somaliland jamhiiriyada barakaysani dib ugu noqon mayso kuwii googarda goosan jiray muriyaantii dacaska gashanayd ee macawista dhulka jiida adeer ka tali meel baastaada habaarku ku duugan yahay waal waalataye xerado soogal
Waar maxad tiri caadi maha adkaatay 😁 oo fogatay cajaib sheikhow illahay Amarkii badana xaraash miyuu umadii somaliyeed shaqadiisa noqotay midaa miyan udoranay war kano kale magafe cadaystay inuu xaraashto umadii somaliyeed waar yaa islam ah waar ninka inaga qabta somaliyey xaladu caadi waa dhaftay waxii dhiiglow kaca yaa mali jirayey maraysa.
Butlan iyo soomaalilan mabixinkaraa
Waa.maxay.dekedaboosaso.waxa.laaleyahay.waxaa.gato.xasa.shekh.maxa.kajira.aritas.mahad.sanidi
Puntland buu ku khafiifay cuqdaa iyo cawradaa lagugu celi Puntland miyuu xukumaa maxaa ka galay halkaas hunguri baa geliyey lacag baa madaxa ku dhufatay iimaanka waa
Cancel
sowdigii lahaay putland guul ayey gaartey oo mareeykanka sirdoonkiisa ayaa xafiiskafuranaa hadiiba putland guul utaqiin xafiis jaajuus maxaykudiidee hadii xasan shiikh maraykanka oo dhanbalookeenay
Afka ka hadal annagu dadka futada uraysa ka hadla ma afgaranee.
Markaa Hassan jaajusnimada isaguna tartan buu ugu jiraa baad leedahay jaajuus baabad sheegeysaaye maxaa soo geliyey adeerkaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Cancel
@AnabSaed-us1wo xasan shiikh waa nin naxariis badan Markow arkayey say putland ugu faraxday askarta sirdoonka maraykanka xafiis aykafurato putland ayow dowladii maraykanka oo dhan idiinkeenay si aad usiifaraxdaan
Asagaa.kamadax.ahdalka.aaminkaana.loogu.qaba.dalka
Budlaan.waa.maxay.deked.boosaso.lakala.gatay.maxa.ka.jiira.bec
ar odeygii wuuwaashay halaga gaaro
Xageed kaso xigatay warka? Miyan iska dhagaysana warkaaga!!!!
War sax waaye aljazeera ayaa sheegtay yaabka aduunka
Wakhainuwadan